HomeCaalamkaAkhriso:-Maxaa ka jira in Askari ka tirsan Ciidamada Mareykanka lagu dilay Soomaaliya?

Akhriso:-Maxaa ka jira in Askari ka tirsan Ciidamada Mareykanka lagu dilay Soomaaliya?

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay  Wasaaradda Arrimaha Dibada Mareykanka ayaa lagu beeniyay in Askari Mareykan ah lagu dilay Soomaaliya kadib markii Warkaas uu ka soo baxay Al-Shabaab. Qoraalka ayaa lagu sheegay in warkaas uusan waxba ka jirin isla markaana dagaalkii ka dhacay duleedka Kismaayo aanan lagu dilin Askari ka tirsan ciidamada Mareykanka ee […]

- Advertisement -

War qoraal ah oo ka soo baxay  Wasaaradda Arrimaha Dibada Mareykanka ayaa lagu beeniyay in Askari Mareykan ah lagu dilay Soomaaliya kadib markii Warkaas uu ka soo baxay Al-Shabaab.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in warkaas uusan waxba ka jirin isla markaana dagaalkii ka dhacay duleedka Kismaayo aanan lagu dilin Askari ka tirsan ciidamada Mareykanka ee howlgalka ka wada Soomaaliya.

- Advertisement -

Dhinaca kale Taliska Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Warka ka soo baxay waxaa lagu sheegay in mareykanka uu siiwadi doono howlgallada uu ku beegsanayo Saldhigyada Al-Shabaab ee Soomaaliya.

Talaadadii Shalay ayaa Al-Shabaab waxa ay Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka waxa ay ku sheegeen in dagaal ay Jubbada Hoose kula galeen ciidamo Mareykan iyo AMISOM isugu jira ay ku dileen Askari ka tirsan Ciidamada Mareykanka balse Mareykanku uu Warkaasi beeniyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories