HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Nabadoon Axmed Diiriye

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Nabadoon Axmed Diiriye

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsidayeeyay Geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun “Waxaan uga tacsiyeynayaa Shacabka Soomaaliyeed geerida Nabadoon Axmed Diiriye oo xalay ku geeriyoday Muqdisho.ilaahay ha u naxariisto Nabadoon Axmed Diiriye, samir iyo iimaanna ha ka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsidayeeyay Geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun

- Advertisement -

“Waxaan uga tacsiyeynayaa Shacabka Soomaaliyeed geerida Nabadoon Axmed Diiriye oo xalay ku geeriyoday Muqdisho.ilaahay ha u naxariisto Nabadoon Axmed Diiriye, samir iyo iimaanna ha ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tegey.

Nabadoon Axmed Diiriye ayaa ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed isla markaana siweyn u taageeri jiray dowladihii dalka soo maray.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories