HomeCaalamkaDhageyso:-Dhalinyaro ka soo badbaaday Magafayaasha Libya oo baaq u diray dowladda kuna...

Dhageyso:-Dhalinyaro ka soo badbaaday Magafayaasha Libya oo baaq u diray dowladda kuna soo wajahan Muqdisho

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Dowlada Federaalka ayaa Gudi dhawaan u xilsaartay sidii dalka dib loogu soo celin lahaa Soomaali ku dhibaateysan Dalka libya oo mudo sanado badan gacan ugu jiray Kooxaha loo yaqaano magafayaasha ee lacaga baada ah ka qaata Somalida Muhaajiriinta ee u tahriiba Dalalka Yurub Safaarada Somalia ee libya iyo Xubno dhawaan gaaray dalkaas oo ay Dowlada […]

- Advertisement -

Dowlada Federaalka ayaa Gudi dhawaan u xilsaartay sidii dalka dib loogu soo celin lahaa Soomaali ku dhibaateysan Dalka libya oo mudo sanado badan gacan ugu jiray Kooxaha loo yaqaano magafayaasha ee lacaga baada ah ka qaata Somalida Muhaajiriinta ee u tahriiba Dalalka Yurub

Safaarada Somalia ee libya iyo Xubno dhawaan gaaray dalkaas oo ay Dowlada u dirtay Xubnaha in ay soo ogaadaan Somalida dalkaa ku dhibaateeysan ayaa maanta waxaa lagu wadaa in muqdisho laga soo dejiyo Tobaneeyo dhalinyaro ah oo iyagu ogolaadeyn in dalka dib loogu soo celiyo.

- Advertisement -

Somaalida qaar ayaan la soo sheegaya In ay diideyn in dalka dib loogu soo celiyo kuwaas oo weli ku hanweyn in ay aadaan dhinacaa iyo Yurub.

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub, Ambassador Ali Siciid Fiqi ayaa sheegay in Maalma kadib oo ay ku sugnayeen dalka Libya ay ku guuleysteen in ay dhalinyaradaas tahriibayaasha ah ay ku soo celiyaan Soomaaliya.

Mid ka mid ah Dhalinyaradaas ayaa ka dalabday dowladda Soomaaliya in ay sidoo kale soo badbaadiyaan Dhalinyaro kale oo weli ku dhibaateysan Libya sidoo kalena loo fuliyo balan qaadyo loo sameeyay.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Mid ka mid ah Dhalinyaradaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories