HomeCaalamkaBooliska Jarmalka oo xiray Muwaadin Soomaaliyed

Booliska Jarmalka oo xiray Muwaadin Soomaaliyed

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa waxaa xiray  Ciidamada la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisadda ee dalka Jarmalka kaas oo lagu eedeeyay in uu mar ka tirsanaa Al-Shabaab xiligii ku sugnaa Gudaha dalkiisa Soomaaliya. Ninkaan Soomaaliga ah oo Magaciisa lagu soo koobay Cabduqaadir oo jira da’da 20-ka ayaa waxa ay Booliska Jarmalka ku eedeeyeen in  in uu ku […]

- Advertisement -

Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa waxaa xiray  Ciidamada la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisadda ee dalka Jarmalka kaas oo lagu eedeeyay in uu mar ka tirsanaa Al-Shabaab xiligii ku sugnaa Gudaha dalkiisa Soomaaliya.

Ninkaan Soomaaliga ah oo Magaciisa lagu soo koobay Cabduqaadir oo jira da’da 20-ka ayaa waxa ay Booliska Jarmalka ku eedeeyeen in  in uu ku lug lahaa isku day dil oo lala damacsanaa mas’uul ka tirsan Dowladda Federaalka oo aanan magaciisa iyo Darajadiisa la sheegin.

- Advertisement -

Hay’adda Sirdoonka ee Jarmalka ayaa muddo sanooyin ah ku daba jirtay Cabdiqaadir, waxaana ugu dambeyntii ay ku qabteen Gobolka Hesse ee dalka Jarmalka.

Falka lagu soo edeeyay Cabduqaadir ayaa Soomaaliya waxa uu ka dhacay sanadkii 2012-kii waxaana la sheegay in uu doonayay in uu dilo Mas’uulkaasi xilli uu ka soo baxay Masjid laakiin uu ka badbaaday.

Sikastaba Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in Cabduqaadir uu ka soo muuqdo Maxkamad ku taala dalka jarmalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories