HomeWararAkhriso:-Madaxweyne Xaaf oo joojiyay Bixinta Dhulal ka banaan Magaalada Hobyo(Wareegto)

Akhriso:-Madaxweyne Xaaf oo joojiyay Bixinta Dhulal ka banaan Magaalada Hobyo(Wareegto)

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Waareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa lagu joojiyay iibinta iyo Bixinta dhulalka aan Sharciga aheyn ee ku yaalla Magaalo Xeebeedka Hobyo. Waxaa Dhammaan la amray dadka ku howlan bixinta Dhulalka aan Sharciga aheyn in ay joojiyan hadii kale wixii ka yimaada masuuliyadooda ay iyaga qaadi doonaan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa lagu joojiyay iibinta iyo Bixinta dhulalka aan Sharciga aheyn ee ku yaalla Magaalo Xeebeedka Hobyo.

Waxaa Dhammaan la amray dadka ku howlan bixinta Dhulalka aan Sharciga aheyn in ay joojiyan hadii kale wixii ka yimaada masuuliyadooda ay iyaga qaadi doonaan.

- Advertisement -

Maamulka Magaalada Hobyo ayuu Amray Madaxweyne Xaaf in ay ka hortagaan dadka iibinaya Dhulalka aan Sharciga aheyn.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Wareegtada oo dhameystiran.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts