HomeCaalamkaItoobiya oo Xaalad Deg Deg ah La Geliyay

Itoobiya oo Xaalad Deg Deg ah La Geliyay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Golaha wasiirada Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo dalka la gelinayo muddo seddex bilood, taas oo isla maantaba billaabatay. Warkan, ayaa laga sii daayay idaacadda afka dowladda ku hadasha. Warka uu goluhu soo saaray ayaa lagu sheegey in arrintani looga gol leeyahay sidii loo ilaalin lahaa dastuurka, nabad galyada iyo xasilloonida dalka […]

- Advertisement -

Golaha wasiirada Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo dalka la gelinayo muddo seddex bilood, taas oo isla maantaba billaabatay.

Warkan, ayaa laga sii daayay idaacadda afka dowladda ku hadasha.

- Advertisement -

Warka uu goluhu soo saaray ayaa lagu sheegey in arrintani looga gol leeyahay sidii loo ilaalin lahaa dastuurka, nabad galyada iyo xasilloonida dalka Itoobiya.

Waxa sidoo kale lagu caddeeyay warka in xaaladdani deg degga ah ee la geliyay Itoobiya ay sidoo kale sababteeda laheyd qalalaasihii qowmiyadaha qaar u dhaxeeyay ee Itoobiya ka dhacay, kuwas oo sababay dhimashada dad rayid ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories