HomeCaalamkaDEG DEG:-Ra’iisul Wasaarihii Itoobiya oo Is casilay

DEG DEG:-Ra’iisul Wasaarihii Itoobiya oo Is casilay

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Tv-ga Qaranka Itoobiya ee EBC TV ayaa baahiyay Goordhow in uu is casilay Ra’iisul Wasaarihii dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn. Qoraal ay daabacday BBC monitoring,ayaa iyada oo soo xiganeysay Tv-ga Qaranka Itoobiya waxa lagu sheegay in Hailemariam Desalegn uu is casilay. Hailemariam ayaa waxa uu hayayxilka  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya iyo xilka Gudoomiyaha Xisbiga talada haya ee […]

- Advertisement -

Tv-ga Qaranka Itoobiya ee EBC TV ayaa baahiyay Goordhow in uu is casilay Ra’iisul Wasaarihii dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn.

Qoraal ay daabacday BBC monitoring,ayaa iyada oo soo xiganeysay Tv-ga Qaranka Itoobiya waxa lagu sheegay in Hailemariam Desalegn uu is casilay.

- Advertisement -

Hailemariam ayaa waxa uu hayayxilka  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya iyo xilka Gudoomiyaha Xisbiga talada haya ee EPRDF,isaga oo labadaasi jago iska casilay.

Lama oga waxa soo dedejiyay  is casilaadiisa balse uu jagada xilka Ra’iisul Wasaaranimo uu hayay 21 September Sanadkii 2012 kadib geeridii Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya Miles Zinawi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories