HomeCaalamkaMuwaadin Soomaaliyeed oo Meydkiisa laga helay Gaari dhexdiisa dalka Canada

Muwaadin Soomaaliyeed oo Meydkiisa laga helay Gaari dhexdiisa dalka Canada

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Muwaadinkan Soomaaliyeed oo Magaciisa lagu sheegay Cigaal Daa’uud oo 30 Sano-jir ah ayaa waxaa Meydkiisa laga dhex helay Gaari sida ay Sheegeen Booliska Magaalada Ottawa ee dalka Canada. Laanta Dambi Baarista ee Magaalada Ottawa ayaa sheegtay in baaritaan lagu haayo meydkan iyada oo sidoo kalena lagu daba jiro qolada dishay wiilka Soomaaliga ah. Boolisku mashaacin […]

- Advertisement -

Muwaadinkan Soomaaliyeed oo Magaciisa lagu sheegay Cigaal Daa’uud oo 30 Sano-jir ah ayaa waxaa Meydkiisa laga dhex helay Gaari sida ay Sheegeen Booliska Magaalada Ottawa ee dalka Canada.

Laanta Dambi Baarista ee Magaalada Ottawa ayaa sheegtay in baaritaan lagu haayo meydkan iyada oo sidoo kalena lagu daba jiro qolada dishay wiilka Soomaaliga ah.

- Advertisement -

Boolisku mashaacin in Muwaadinkan Soomaaliyeed in Gaariga lagu dhex dilay iyo in meelo kale lagu soo dilay balse ay ku gaabsadeen in baadi Goob ku hayaan dadkii ka dambeeyay dilkiisa.

Dalka Canada ayaa tiro dhowr jeer ah waxaa lagu dilay muwaadiniin Soomaaliyeed taas oo walaac ku abuurtay Waalidiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi,sidoo kalena ay cabsi soo wajahday Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories