HomeCaalamkaWasiirka arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo kula kulmay diblomaasiyiin

Wasiirka arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo kula kulmay diblomaasiyiin

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb, Ahmed Isse Awad ayaa  magaalada New-yorka ee dalka Mareykanka kula  kulamay u qaabilsanayaasha QM wadamada Chine,  Russia & Kuweit  oo eey ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirada iskaashi  ee ka dhexeeya dalka Soomaaliyada iyo wadamadooda. Kulamadan oo si gaar-gaar ah ula qaatay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Amb. Ahmed […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb, Ahmed Isse Awad ayaa  magaalada New-yorka ee dalka Mareykanka kula  kulamay u qaabilsanayaasha QM wadamada Chine,  Russia & Kuweit  oo eey ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirada iskaashi  ee ka dhexeeya dalka Soomaaliyada iyo wadamadooda.

Kulamadan oo si gaar-gaar ah ula qaatay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Amb. Ahmed Isse Awad  wakiilada QM ujoogo New-yorka Sida  Chine H.E. Amb. MA Zhaoxu, Rusia H.E. Amb. Vasily Nebenzya iyo safiirka dowladda Kuweit H.E. Mansour Al-Otaibi ayaa waxa uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka kala dhexeeyo Soomaaliya, kulamada wasiirka waxaa sidoo kale ku wehliya u qaabilsanah QM ee Soomaaliya Amb, Abukar Osman (Baale).

- Advertisement -

Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirto sidii loo soo celin lahaa xiriirkii kala dhexeeyay ka hor but-burkii dowladnimada, waxaana Madaxweyne Farmaajo wax-yaabaha uu ballan qaaday kamid ahaa in uu dhisi doono xiriir ku dhisan ixtiraam &  iskaashi.

Xukuumadda ra’isul wasaare Kheyre oo fulineysa ballan-qaadyadii Madaxweyne Farmaajo ayaa waddo dadaal xoogan oo ku aadan xiriirka eey Soomaaliya la yeelaneyso wadamada kale.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories