HomeCaalamkaAkhriso:-Wararkii u dambeeyay Al-Shabaab oo weeraray Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Kenya

Akhriso:-Wararkii u dambeeyay Al-Shabaab oo weeraray Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Kenya

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Fiidnimadii xalay ayaa dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab waxa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada gaarka ah ee dowladda Kenya ku leeyihiin deegaanka Katulo oo ka tirsan Magaalada Wajeer. Dagaal mudo kooban socday oo dhexmaray Al-Shabaab iyo ciidamada Kenya ayaa halkaasi ka dhacay,waxana Saraakiisha Ciidamadaas hogaamineysa ay sheegeen in ay iska difaaceen weerarkii kaga […]

- Advertisement -

Fiidnimadii xalay ayaa dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab waxa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada gaarka ah ee dowladda Kenya ku leeyihiin deegaanka Katulo oo ka tirsan Magaalada Wajeer.

Dagaal mudo kooban socday oo dhexmaray Al-Shabaab iyo ciidamada Kenya ayaa halkaasi ka dhacay,waxana Saraakiisha Ciidamadaas hogaamineysa ay sheegeen in ay iska difaaceen weerarkii kaga yimid dhanka Shabaab.

- Advertisement -

Sarkaal lagu Magacaabo Stephen Ngetich ayaa Warbaahinta Gudaha Kenya u sheegay in weli ay ka feejigan yihiin weeraro kale oo kaga yimaada dhanka Al-Shabaab,balse ma uusan shaacin khasaaraha ka dhashay weerarkaas.

Al-Shabaab ayaa tiro ka dhowr jeer wax ay weeraro ka fuliyeen Gudaha dalka Kenya,waxaana todobaad ka hor ay bur buriyeen Xarun ay leedahay Shirkada Isgaarsiinta Safaricom.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories