HomeWararFaah faahin dilka dhacay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir

Faah faahin dilka dhacay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa Kooxo hubeysan waxa ay degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir ay ku dileen Wiil Dhalinyaro ah. Dilka ayaa sigaar ah waxa uu uga dhacay Buundada Koowaad ee degmadaasi Waaberi,waxana la sheegay in dadkii ka dambeeyay dilkaas ay Goobta ka baxsadeen. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegen in Wiilka Kooxda hubeysan […]

- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa Kooxo hubeysan waxa ay degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir ay ku dileen Wiil Dhalinyaro ah.

Dilka ayaa sigaar ah waxa uu uga dhacay Buundada Koowaad ee degmadaasi Waaberi,waxana la sheegay in dadkii ka dambeeyay dilkaas ay Goobta ka baxsadeen.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegen in Wiilka Kooxda hubeysan markii ay dileen kadib ay rasaas isweey daarsadeen Ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Soomaaliya oo Goobta ka agdhawaa laakin aan lagu guuleysan in la qabto.

Maamulka degmada Waaberi weli kama hadlin dilkaas,waxa uuna ku soo aadayaa xili Maanta Barqadii degmada Hodan gaar ahaan agagaarka Jaamacadda Gaheyr lagu dilay xidigle ka tirsanaa Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo lagu Magacaabi jiray Farxaan Barkhad.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories