HomeWararSawirro:-Dowladda Talyaaniga oo deeq Gaadiid ah ku wareejisay Soomaaliya

Sawirro:-Dowladda Talyaaniga oo deeq Gaadiid ah ku wareejisay Soomaaliya

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Qoraal  lagu daabacay Barta Twitterka Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Talyaaniga ay gaadiid gaashaaman ku wareejisay Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Booliska,iyadoo u soo marisay Ururka Midowga Africa. Gaadiidka Gaashaaman ee Talyaaniga ku wareejiyay Wasaaradda Amniga gudaha ayaa looga gol leeyahay iney dowr muhiim ah ka ciyaaraan dagaalka iyo halganka […]

- Advertisement -

Qoraal  lagu daabacay Barta Twitterka Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Talyaaniga ay gaadiid gaashaaman ku wareejisay Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Booliska,iyadoo u soo marisay Ururka Midowga Africa.

Gaadiidka Gaashaaman ee Talyaaniga ku wareejiyay Wasaaradda Amniga gudaha ayaa looga gol leeyahay iney dowr muhiim ah ka ciyaaraan dagaalka iyo halganka adag ee dowladdu kula jirto Al-Shabaab.

- Advertisement -

Dowladda Talyaaniga waxay ka mid tahay dalalka sida aadka ah u daneeya Arrimaha Soomaaliya kana taageerta Arrimaha Militariga iyo dhinacyada iyo horumarineed.

Sonna

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories