HomeWararCiidamo gadoodsan oo Xaafado Kismaayo ka mid ah xirtay

Ciidamo gadoodsan oo Xaafado Kismaayo ka mid ah xirtay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ciidamo gadoodsan oo ka careysan xariga Xildhibaan Axmed Taajir ayaa lagu soo warramayaa inay saaka fuuleen dabaqa Fiat oo ku yaala ka soo horjeedka xarunta taliska ciidamada nabad sugidda Jubaland halkaasoo uu ku xiranayahay xildhibaanka. ciidamadaan ayaa xiray gabi ahaanba dhaq dhaqaaqii ka jiray jidka dheer ee laamiga ah ee magaalada dhex mara. Xildhibaan Axmed […]

- Advertisement -

Ciidamo gadoodsan oo ka careysan xariga Xildhibaan Axmed Taajir ayaa lagu soo warramayaa inay saaka fuuleen dabaqa Fiat oo ku yaala ka soo horjeedka xarunta taliska ciidamada nabad sugidda Jubaland halkaasoo uu ku xiranayahay xildhibaanka.

ciidamadaan ayaa xiray gabi ahaanba dhaq dhaqaaqii ka jiray jidka dheer ee laamiga ah ee magaalada dhex mara.

- Advertisement -

Xildhibaan Axmed Taajir oo ay Jubaland ku eedeysay maamul dumis ayay ciidamada nabadsugiddu xireen todobaadkii hore, waxaana madaxweyne Axmed Madoobe uu isla markiiba magacaabay Garsooraha maxkamadda Jubaland si xildhibaanka maxkamad loo soo saaro.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories