HomeMaqalDhageyso:-Shariif Xasan”Qorshaha Dhismaha Garoonka Diyaardaha Baraawe 2014,kii ayaan bilaawnay”

Dhageyso:-Shariif Xasan”Qorshaha Dhismaha Garoonka Diyaardaha Baraawe 2014,kii ayaan bilaawnay”

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo weli ku sugan Degmada Baraawe ee G/Shabellaha Hoose ayaa ka hadlay qorshaha lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha Magaaladaas. Shariif Xasan Sheekh Axmed ayaa sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ka Go’an tahay dhismaha Garoonka,isla markaana uu Maamulkiisu ku fikiray laga soo bilaabo 20 Bishii  December Sanadkii 2014,kii. Waxa uu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo weli ku sugan Degmada Baraawe ee G/Shabellaha Hoose ayaa ka hadlay qorshaha lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha Magaaladaas.

Shariif Xasan Sheekh Axmed ayaa sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ka Go’an tahay dhismaha Garoonka,isla markaana uu Maamulkiisu ku fikiray laga soo bilaabo 20 Bishii  December Sanadkii 2014,kii.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Maalintaas wixii ka dambeeyay waqti badan la gelinayaayay sidii loo dhisi lahaa Garoonka Diyaaradaha Baraawe oo uu sheegay in dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo Caalamka u baahan yihiin sida uu hadalka u dhigay.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baraawe iyo dekada Magaaladaas ayaa iminka waxa ku socda dhismo,waxana Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan uu kulamo kala duwan arimahaasi kala leeyahay Maamulka degmada iyo Waxgaradka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories