HomeMaqalDhageyso:-Wafdi uu hogaamanayo Wasiirka Dastuurka oo gaaray Jowhar lana kulmaya Madaxda Hir-Shabeelle

Dhageyso:-Wafdi uu hogaamanayo Wasiirka Dastuurka oo gaaray Jowhar lana kulmaya Madaxda Hir-Shabeelle

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 12/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 10/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa Maanta gaaray wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil. Wefdiga ayaa waxaa qeyb ka ah Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaan Cawaale Qeybdiid,waxana soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle. Hadal kooban oo uu Warbaahinta siiyay Wasiir Xoosh ayaa waxa uu […]

- Advertisement -

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa Maanta gaaray wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil.

Wefdiga ayaa waxaa qeyb ka ah Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaan Cawaale Qeybdiid,waxana soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle.

- Advertisement -

Hadal kooban oo uu Warbaahinta siiyay Wasiir Xoosh ayaa waxa uu sheegay in ujeedada safarkooda ee Jowhar uu yahay in ay wadatashi kala sameeyaan Madaxda Maamulka Hir-Shabeelle dib u eegista Dastuurka dalka.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ay jiraan wadatashiyo kale oo ay la sameyn doonaan Madaxda Maamul goboleedyda dalka ka jira,isla markaana ay ku howlan yihiin sidii loo dhameystiri lahaa Dastuurka qabyada ah ee dalka.

Saacadaha soo socda ayay wefdiga la kulmi doonaan Madaxda Maamulka Hir-Shabeelle.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir Xoosh.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories