HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Waare oo shaaciyay in Maamulka G/Banaadir uu ka taageeri doono Saddex...

Dhageyso:-Madaxweyne Waare oo shaaciyay in Maamulka G/Banaadir uu ka taageeri doono Saddex Qodob

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka mid ahaa madaxdii ka qeyb gashay munaasabadii xilka uu kula wareegay Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay qorshihiisa wadaShqeyn ee Maamulka Cusub ee Gobolka Banaadir. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in Maamulka Hir-Shabeele uu Maamulka Cusub ee Gobolka Banaadir ay kala Shaqeyn doonaan dhismaha kaabayaasha Dhaqaalaha, dhismaha Wadooyinka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka mid ahaa madaxdii ka qeyb gashay munaasabadii xilka uu kula wareegay Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay qorshihiisa wadaShqeyn ee Maamulka Cusub ee Gobolka Banaadir.

Madaxweyne Waare ayaa sheegay in Maamulka Hir-Shabeele uu Maamulka Cusub ee Gobolka Banaadir ay kala Shaqeyn doonaan dhismaha kaabayaasha Dhaqaalaha, dhismaha Wadooyinka soo gala Muqdisho ee ka yimaada deeganada Hir-Shabeelle iyo daqli aruurinta iyo Canshuuraadka.

- Advertisement -

Madaxweyne Waare ayaa soo hadal qaaday in sidoo kale dhanka Amniga in ay ka taageeri doonaan Maamulka Cusub,iyaga oo koontorooli doona Gaadiidka soo galaya Muqdisho maadaama Wadooyinka ugu badan ee soo gala Muqdisho ay badankood ka yimaadaan deegaanada Hir-Shabeelle.

Tan iyo markii la Magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ayaa waxa isasoo taraya dadka shaacinaya in ay taageero weyn siin doonaan Maamulka uu hogaamiyo Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Waare.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires...

No posts to display