HomeMaqalDhageyso:-Xiisad ka taagan deegaanka Tukaraq iyo Puntland oo eedeyn u jeedisay Soomaaliland

Dhageyso:-Xiisad ka taagan deegaanka Tukaraq iyo Puntland oo eedeyn u jeedisay Soomaaliland

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Deeganka Tukaraq ee Gobolka sool weli waxaa ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada Maamulka Puntland iyo kuwa Soomaaliland kuwaas oo shalay arroortii hore wada dagaalamay. Maamulka gobolka Sool ee Puntland ayaa Soomaaliland ku eedeynaya in ay doonayaan dhul ballaarsi,isla markaana ay ku soo xadgudbeen deegaanadooda. Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Maamulka Puntland Daahir Suleymaan […]

- Advertisement -

Deeganka Tukaraq ee Gobolka sool weli waxaa ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada Maamulka Puntland iyo kuwa Soomaaliland kuwaas oo shalay arroortii hore wada dagaalamay.

Maamulka gobolka Sool ee Puntland ayaa Soomaaliland ku eedeynaya in ay doonayaan dhul ballaarsi,isla markaana ay ku soo xadgudbeen deegaanadooda.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Maamulka Puntland Daahir Suleymaan ayaa Dalsan u  sheegay in Afaafka hore ee Tukaraq iminka leysku horfadhiyo,isla markaana aysan jirin cid kala dhex gashay labadaasi ciidan.

Waxa uu sheegay in deegaanada Gobolada Sool iyo Sanaag ay ka tirsan yihiin Puntland isla markaana Soomaalilnd ay deegaanadaas ku soo durgayaan,iyaga oo doonaya dhul ballaarsi sida uu hadalka u dhigay.

Shalay ayaa deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxaa ku wada dagaalamay ciidamada Maamulka puntland iyo kuwa soomaaliland kadib markii Ciidamada Puntland ay weerareen fariisin ciidamada Soomaaliland ku leeyihiin deegaanka tukaraq.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka gudoomiyaha Gobolka Sool.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories