HomeCaalamkaDoon ay la socdeen Muhaajiriin Soomaali ah oo ku degtay Xeebaha Yaman

Doon ay la socdeen Muhaajiriin Soomaali ah oo ku degtay Xeebaha Yaman

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ugu yaraan 30 muhaajiriin Afrikan ah ayaa ku qaraqmay xeebaha dalka Yaman todobaadkan . Doontani ayaa la sheegay in ay buux dhaaftay islamarkana ay wadeen kuwa wax tahriibiya . Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dadkii ka badbaaday doonta ay u sheegeen in mukhalasiinta ay rasaas ku fureen rakaabka markii ay doonta dagaysay. Qaramada Midoobay ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 30 muhaajiriin Afrikan ah ayaa ku qaraqmay xeebaha dalka Yaman todobaadkan .

Doontani ayaa la sheegay in ay buux dhaaftay islamarkana ay wadeen kuwa wax tahriibiya .

- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dadkii ka badbaaday doonta ay u sheegeen in mukhalasiinta ay rasaas ku fureen rakaabka markii ay doonta dagaysay.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in tira ka badan 150 isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan ay doonta saarnaayeen.

Doonta ayaa la sheegay in ay ka soo safraysay dalka Yaman ayna ku sii jeeda Jamhuuriyada Jabuuti.

- Advertisement -

Hay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ku dhawaad 90,000 oo qaxooti ah ay galaan safarkan ay uga soo talaabayaan geeska afrika iyaga ku sii jeeda Yaman.

Iyada oo dalka Yaman ay xilligan dagaalo ka jiraan ayaa hadana muhaajiriinta waxa ay qabaan rajo ah in ay shaqooyiin ka helaan dalalka gacanka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts