HomeCaalamkaSawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo dalka Switzerland kula kulmay madax kala duwan

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo dalka Switzerland kula kulmay madax kala duwan

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan dalka Switzerland ayaa wada kulamo kala duwan oo uu la yeelanayo Madaxda kas oo qeyb gashay shir looga hadlayo kobcinta Dhaqaalaha Aduunka kaas oo la filayo in uu ka furmo dalkaas. Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa kulan wax badan la’isdhaafsaday waxa uu la yeeshay Ra’iisul Wasaare ku […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan dalka Switzerland ayaa wada kulamo kala duwan oo uu la yeelanayo Madaxda kas oo qeyb gashay shir looga hadlayo kobcinta Dhaqaalaha Aduunka kaas oo la filayo in uu ka furmo dalkaas.

Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa kulan wax badan la’isdhaafsaday waxa uu la yeeshay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Qatar Sheikh Muhammad Abdulrahman Al Thani,iyaga oo wax badan ka wada hadlay.

- Advertisement -

War Kooban oo uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya soo dhigay Bartiisa Facebook ayaa waxa uu kaga warbixiyay kulanka uu la qaatay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Qatar iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen.

“Waxan Magaalada Davos ayaan kula kulmay Raiisal wasaare ku xigeenka Dalka Qatar Sheikh Muhammad Abdulrahman Al Thani. Waxaan ka wada hadalnay sii xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo dardar gelin lahaa mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qatar dhowaan ka bilaabayso Dalka.

Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Switzerland waxa uu la kulmi doonaa Madax badan oo Afrikaan ah kuwaas oo dalkaasi u jooga ka qeybgalka Shirka Dhaqaalaha Aduunka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories