HomeWararMadaxweynaha Soomaaliya oo Goordhow gaaray Magaalada Cadaado

Madaxweynaha Soomaaliya oo Goordhow gaaray Magaalada Cadaado

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa Goordhow gaaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo,iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Farmaajo oo maanta qorshihiisu ahaa in uu tago Magaalo Xeebeedka hobyo ee Gobolka Mudug ayaa haatan ku sugan Cadaado waxaana  uu la kulmi doonaa Odayaasha iyo Waxgaradka Cadaado kuwaasi oo tabasho ka qaba heshiiskii Jabuuti […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa Goordhow gaaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo,iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Farmaajo oo maanta qorshihiisu ahaa in uu tago Magaalo Xeebeedka hobyo ee Gobolka Mudug ayaa haatan ku sugan Cadaado waxaana  uu la kulmi doonaa Odayaasha iyo Waxgaradka Cadaado kuwaasi oo tabasho ka qaba heshiiskii Jabuuti ay ku gaareen Galmudug iyo Ahlusunna.

- Advertisement -

Madaxweynaha wefdigiisa ayaa waxaa qeyb ka ah madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,Madaxa xukuumada Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiiro iyo xildhibaano,waxaana la filayaa in isla Maanta uu Madaxweynaha  uu gaaro Magaala Xeebeedka Hobyo oo xilligaani ay ka socota qaban qaabo oo lagu soo dhaweynayo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts