HomeMaqalDhageyso:-:-Madaxweyne Farmaajo oo soo afjaray xiisad ka taagneyd Cadaado kana dhigay Xarunta...

Dhageyso:-:-Madaxweyne Farmaajo oo soo afjaray xiisad ka taagneyd Cadaado kana dhigay Xarunta Baarlamaanka Galmudug

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 12/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 10/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Arrintaan ayaa ka dambeysay kadib markii ay Maanta Cadaado gaareen Madaxweynaha Soomaaliya oo ay wehliyaan Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxa xukuumadda Galmudug iyo Xubno Wasiiro ah. Ujeedada Safarkooda ayaa ahaa in ay qanciyaan Beesha degto Cadaado oo tabasho ka qabtay Shirkii ka dhacay Jabuuti oo ay ku heshiiyeen Madaxda Galmudug iyo Ahlusunna ee midoobay. Maanta ayaa […]

- Advertisement -

Arrintaan ayaa ka dambeysay kadib markii ay Maanta Cadaado gaareen Madaxweynaha Soomaaliya oo ay wehliyaan Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxa xukuumadda Galmudug iyo Xubno Wasiiro ah.

Ujeedada Safarkooda ayaa ahaa in ay qanciyaan Beesha degto Cadaado oo tabasho ka qabtay Shirkii ka dhacay Jabuuti oo ay ku heshiiyeen Madaxda Galmudug iyo Ahlusunna ee midoobay.

- Advertisement -

Maanta ayaa ugu dambeyn Madaxweyne Farmaajo kadib kulan uu la qaatay Odayaasha Magaalada Cadaado waxa uu ku dhawaaqay in Magaalada Cadaado ay noqoneyso Xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug,islamarkaana ay ku shiri doonaan halka Dhuusamareeb ay tahay Xarunta Maamulka Galmudug.

Odayaasha iyo waxgaradka dega Magaalada Cadaado ayaa maalmihii la soo dhaafay diidanaa shirkii lagu dhameystiray heshiiskii midowga Galmudug iyo Ahlusunna,iyaga oo sheegay in ay Cadaado ka mamnuuceen madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf balse Maanta xiisadaas las oo gaba gabeeyay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Farmaajo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories