HomeCaalamkaDad ay Soomaali ku jiraan oo lagu dilay dalka Canada

Dad ay Soomaali ku jiraan oo lagu dilay dalka Canada

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Xalay Saqdii dhexe ayaa rag hubeysan waxa ay rasaas ku fureen goob ay isugu yimaadaan dad Soomaali u badan oo ku taalla Magaalada Toronto ee dalka Kanada.

Rasaaataas ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday ilaa laba ruux oo uu mid ka mid ah ahaa Soomaali kaas oo lagu Magacaabi jiray Nasrudiin Naasir halka labada kale ee dhaawacantay uu mid ka mid ah ahaa Soomaali.

- Advertisement -

Majirto cid sheegatay Masuuliyada dilkaas,iyada oo aysan jirin cid loo soo qabtay,waxaana Suxufi degan dalkaasi Kanada uu sheegay Ninka Soomaaliga ah ee geeriyooday ay Dhashay Haweeney Ganacsato Caanka ah Magaalada Toronto.

Booliiska Kanada ayaa waxa uu wadaa baaritaano ku Aadan sidii lagu ogaan lahaa dadkii ka dambeeyay dilka  dadkaasi Soomaalida ay ku jiraan ee la rasaaseeyay.

Sikastaba dalka Kanada ayaa waxaa ku soo batay dilalka Soomaalida,iyada oo muwaadinkii ugu dambeeyay ee Sanadkii tegay ee 2017 la dilay uu ahaa Cabduqaadir Biixi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories