HomeCaalamkaDiyaarad siday Maxaabiis laga keenay India oo soo gaartay M/Muqdisho

Diyaarad siday Maxaabiis laga keenay India oo soo gaartay M/Muqdisho

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Waxaa gelinkii dambe ee maanta garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho laga soo dejiyay ilaa 40 maxaabiis ah oo laga keenay Dalka India,kuwaasi oo dhameystay Xukun ay horey ugu riday maxakamada kutaala Dalkaasi. Garoonka diyaaradaha waxaa ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre,Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad iyo mas’uuliyiin kale. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa gelinkii dambe ee maanta garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho laga soo dejiyay ilaa 40 maxaabiis ah oo laga keenay Dalka India,kuwaasi oo dhameystay Xukun ay horey ugu riday maxakamada kutaala Dalkaasi.

Garoonka diyaaradaha waxaa ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre,Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad iyo mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in maxaabiistan ay qeyb ka yihiin maxaabiis horey looga soo daayay ilaa 3 Dal,wuxuuna intaasi ku daray in 70 kale oo kujira xabsiyada Dalka India dhawaan la keeni doono Soomaaliya.

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa uga mahadceliyay  Xukuumadda Soomaaliya dadaalka ay ku bixinayso sidii loo soo deyn lahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed eek u xir xiran xabsiyada Caalamka.

Dowladda Soomaaliya ayaa horey ugu guuleysatay in ay sii dayso maxaabiis badan oo kujirtay xabsiyo kuyaala Dalalka Itoobiya iyo Jaziiradda Seychelles,dalka India ayaa kamid ah wadamada ay ku xir xiran yihiin maxaabiista Soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts