HomeWararDhageyso:-Shabaab oo markii ugu horeysay ka hadlay isku dhiibitaankii dowladda ee Muqtaar...

Dhageyso:-Shabaab oo markii ugu horeysay ka hadlay isku dhiibitaankii dowladda ee Muqtaar Rooboow

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere oo soo diray fariin Maqal ah  ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay mowqifka Shabaab ee Wadaadka Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo hadda dowladda Soomaaliya isku soo dhiibay wadahadalna kula jira.

Cali Dheere ayaa sheegay in Al-Shabaab iyo Wadaadka Muqtaar Rooboow uu ka dhaxeeyay khilaaf mudo soo jiray kaas oo ku saabsan xagga caqiiqada.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in arrinta khilaafkooda dhalisay ay markii hore sababtay in uu taageero siiyay Hay’addaha Gargaarka ee howlaha Samafalka ka fuliya Soomaaliya balse ay Shabaab ay siweyn u diidan yihiin isaga oo sheegay in kulamo qarsoodi ah uu la qaadanayay.

Sidoo kale Shabaab ayaa waxa ay sheegeen in Muqtaar Rooboow uu gacan weyn siinayay Dowladaha Shisheeye oo ay Al-Shabaab u arkaan cadawga Soomaaliya isaga oo isku dayay in uu laba u kala qeybiyo Shabaab sida uu sheegay Afhayenka Shabaab.

Ugu dambeyn Cali Dheere ayaa sheegay in Muqtaar roobow aysan u hirgeli doonin damaciisa ah in uu Shisheeyaha u adeego sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Cali Dheere Afhayeenka Al-Shabaab.

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories