HomeWararSheikh Maxamed Shaakir Oo Raali Gelin ka Bixiyay Xariga Xaliimo Yarey

Sheikh Maxamed Shaakir Oo Raali Gelin ka Bixiyay Xariga Xaliimo Yarey

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Dhusamareeb ayaa booqday gudoomiyaha gudiga doorashooyinka madaxa banan. Sheikh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in uu raali gelin ka bixinayo xarigii loo geystay Xaliimo Maxamed Ismaaciil oo ah gudoomiyaha gudiga doorashooyinka oo gelinkii dambe ee shalay ay xabsi guri ka dhigeen […]

- Advertisement -

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Dhusamareeb ayaa booqday gudoomiyaha gudiga doorashooyinka madaxa banan.

Sheikh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in uu raali gelin ka bixinayo xarigii loo geystay Xaliimo Maxamed Ismaaciil oo ah gudoomiyaha gudiga doorashooyinka oo gelinkii dambe ee shalay ay xabsi guri ka dhigeen ciidamada Ahlusuna.

- Advertisement -

Shinaca kalana madaxa xukuumadda Galmudug ayaa bogaadiyay howlasha ay hayaan gudiga dioorashooyinka eek u aadan ka shaqeynta in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah marka lagaaro sanadka 2021

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories