HomeMaqalDhagayso:- Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Carmo Kuna Wajahan Boosaaso

Dhagayso:- Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Carmo Kuna Wajahan Boosaaso

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo hogaamiyaha Maamul Goboleedka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray deegaanka Carmo ee Gobolka Bari,halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay Wafdiga Labada Madaxweyne.

Safarka madaxweynaha JFS ee Carmo aya ah mid dhanka lugta ah waxaana ku wehlinaya madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas,wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan labada gole ee Barlamanka Federaalka Soomaaliya iyo kan maamulka Puntland.

Waxaana halkaas Madaxweynaha JFS iyo wafdigiisa kusoo dhaweeyay Dadyow aad u fara badan oo ruxayay caleemo qoyan, kuwaasi oo ku faraxsan soo gaaristooda madaxweynaha JFS.

MD Farmaajo Ayaa Kaga Mahad Celiyay Soo Dhaweynta Wanaagsan ee dadka deegaanka ay usmeeyeen iyo nabad jeclidooda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa sidoo kale la kulmaya qeybaha kala duwan ee bulshada iyo waxgaradka deegaankaasi.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa deegaanka uga sii gudbi doona magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,iyada oo amaanka magaaladaa si aad ah loo adkeeyay, shacabka ku dhaqan magaalada Bosaaso ayaa dhankooda diyaar garow xooggan ugu jiraan soo dhoweynta madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka iyo wafdiga uu hogaaminayo.

Halkaan Ka Dhagayso Codka Shacabka Reer Boosaaso.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories