HomeCaalamkaSoomaali lagu weeraray Magaalo ku taalla dalka Itoobiya

Soomaali lagu weeraray Magaalo ku taalla dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Soomaalida ku dhaqan magaaladda Nazareth oo ilaa 100 Km u jirta Caasimada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxaa la soo darsay cabsi xoogan kaddib markii sida la sheegay ay weerarro kala kulmeen dad ka tirsan qowmiyadda Oromada oo beegsanaya guryaha iyo ganacsiga dadka soomalida ah ee halkaasi deggan. Arrimahani ayaa daba socday xiisad colaadeed […]

- Advertisement -

Soomaalida ku dhaqan magaaladda Nazareth oo ilaa 100 Km u jirta Caasimada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxaa la soo darsay cabsi xoogan kaddib markii sida la sheegay ay weerarro kala kulmeen dad ka tirsan qowmiyadda Oromada oo beegsanaya guryaha iyo ganacsiga dadka soomalida ah ee halkaasi deggan.

Arrimahani ayaa daba socday xiisad colaadeed oo labadan qowmiyadood u dhaxeysa muddo bilo ah taas oo sababtay gacan ka hadal.

- Advertisement -

Maxamed Cabdi Ibraahim oo ka mid ah dadka ku nool Magaalada Nazareth ayaa sheegay in mudo dhowr maalin ah uu cabsi aawgeed uga bixi la’yahay hoygiisa isla markaana ay soo wajahday dhibaato culus.

Horay ayaa deegaano ka tirsan Bariga dalka Itoobiya waxaa loogu laayay Soomaali farabadan,waxaana sii xoogeysatay xiisada u dhaxeysa Soomaalida iyo Qowmiyada Oromada.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories