HomeWararSiyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur oo Maanta laga sugayo Maxkamada Racfaanka G/Banaadir

Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur oo Maanta laga sugayo Maxkamada Racfaanka G/Banaadir

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Maanta oo Arbaco ah kuna beegan 3/1/2018 ayaa waxaa Maxakamada Racfaanka Gobolka Banaadir laga sugayaa Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame kadib markii dib loo dhigay todobaadkii hore.

Maxakamada Racfaanka ayaa todobaad ka hor dalbatay in uu horyimaado C/raxmaan Cabdi Shakuur kadib markii ay dacwad markale ku soo oogtay  Xeer ilaalinta Qaranka.

- Advertisement -

Shalay ayaa War uu soo saaray Siyaasiga waxa uu ku sheegay in waqtigaan aysan jirin  cid dambi u heysata isla markaana uu Ansax yahay xukunkii ay riday Maxkamada Gobolka  Banaadir.

Waxa uu sheegay in arintaani ay wado xeer ilaalinta Wadanka iyada oo garab ka heleysa Madaxda ugu sareysa dalka.

Sokastaba Maanta ayaa laga dhursugayaa wixii ka soo baxa Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir hadii uu tago Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame.

- Advertisement -
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories