HomeWararAl-Shabaab oo sheegtay dilka Aabaha dhalay Gudoomiyaha Maxakamada Ciidamada Qalabka sida

Al-Shabaab oo sheegtay dilka Aabaha dhalay Gudoomiyaha Maxakamada Ciidamada Qalabka sida

Date:

Related stories

Midowga Afrika oo ku baaqay hal cod oo adduunka ah

Libreville, 20 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU),...

Somali Human Rights Body Secures UN Peacebuilding Support

The Chairperson of the Somali National Human Rights Commission,...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Maryan Qaasim oo UN kula wadaagtay xuquuqda aadanaha

Maryan Qaasim oo UN kula wadatay xuquuqda aadanaha Muqdisho, Arbaco,...

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti Muqdisho, 20...

Xalay ayay aheyd markii agagaarka hoygiisa oo ku yaalla Xaafada Suuq Boocle ee Degmada Dharkenley lagu toogtay  Cali Nuur Shuute oo ah Aabaha Dhalay Gudoomiyaha Maxakamada Ciidamada Qalabka sida ee  Soomaaliya,iyaga oo baxsaday dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada Dilkaas,iyaga oo sheegay in ay dileen Sarkaal ka tirsan Waaxda Dowladda Hoose u qaabilsan dhanka dhul bixinta.

Weli majirto cid loo qabtay dilkaas,waxaana Masuuliyiinta Maxakamada Ciidamada Qalabka sida ay sheegeen in la sameyn doono baaritaan dhab ah si loo helo dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Todobaadyadii lasoo dhaafay ayaa waxaa kordhay dilalka qorsheysan ee ka dhacaya degmooyinka  Gobolka Banaadir,mana jirto ilaa iyo hadda cid ay u qabatay dowladda dilalkaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories