HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan Sadiiq Warfaa” Kama aqbaleyno Kenya in taako ka mid ah Dhulka...

Dhageyso:-Xildhibaan Sadiiq Warfaa” Kama aqbaleyno Kenya in taako ka mid ah Dhulka Soomaaliya ku soo xadgudubto

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Xogheyaha Gudiga difaaca golaha Shacabka Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Xersi Warfaa oo qeyb ka ah wefdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha ee ku sugan Balad Xaawo ayaa ka warbixiyay ujeedkooda iyo waxyaabihii u qabsoomay. Waxa uu sheegay in ay tageen halka Kenya iskudayday in ay ka dhisto derbiga kenya balse ay ka hortageen Shacabka Balad Xaawo isla markaana […]

- Advertisement -

Xogheyaha Gudiga difaaca golaha Shacabka Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Xersi Warfaa oo qeyb ka ah wefdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha ee ku sugan Balad Xaawo ayaa ka warbixiyay ujeedkooda iyo waxyaabihii u qabsoomay.

Waxa uu sheegay in ay tageen halka Kenya iskudayday in ay ka dhisto derbiga kenya balse ay ka hortageen Shacabka Balad Xaawo isla markaana waxyaabihii ay ku arkeen Shacabka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka la wadaagi doonaan.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in marnaba aan la ogolaan doonin in taako ka mid ah dhulka Soomaaliya in ay ku soo xadgudubto dowladda Kenya.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in markii ay dib ugu soo laabtaan Magaalada Muqdisho ay xaqiiqda jirta ay horgeyn doonaan Xildhibanada Golaha Shaacabka Soomaaliya

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Sadiiq Warfaa.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories