HomeWararSawirro:-Saraakiil ka tirsan Shabaab oo isku dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed

Sawirro:-Saraakiil ka tirsan Shabaab oo isku dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Laba ka tirsanaa Saraakiisha  Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay isku soo dhiibey Maamulka Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay,kadib markii ay la soo xiriireen masuuliyiinta Maamulkaas.

Labadaan Sarkaal ayaa Masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Buurhakaba waxa  ay Dalsan  u sheegen in lagu kala Magacaabo Cusmaan Cabdi Xasan iyo Cali Uunsow Maxamed,kuwaas oo ka yimid degaano  ka mid ah Gobolka Baay.

- Advertisement -

Maanta  ayaa la sheegay in ay isku  dhiibeen Maamulka degmada Buur Hakaba iyadoona Maamulka Degmada ay soo dhaweyn weyn ay usameeyeen,iyaga oo sitay laba qoray oo AK47 ah.

Maamulka degmada Buurhakaba ayaa horay waxa ay u sheegeen in ay wada hadal kula jiraan Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab si ay ugu soo biiraan.

Sawirro

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories