HomeWararDEG DEG:-Gudi loo Magacaabay baaritaanka weerarkii Guriga Sanoter C/Qeybdiid

DEG DEG:-Gudi loo Magacaabay baaritaanka weerarkii Guriga Sanoter C/Qeybdiid

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Guddigga difaaca Golaha Shacabka ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn waxa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho kadib markii uu shalay ka baaqday kulankii ay yeelan lahaayeen.

Guddigga difaaca ayaa kulankoodii Maanta wxa ay kaga hadleen laba qodob oo kala ahaa xiisada ka taagan Balad Xaawo taas oo u dhaxeysa Ciidamada Kenya iyo Shacabka degamadaas kadib markii Kenya ay bilaawday dhismaha darbiga.

- Advertisement -

Xogheyaha Guddiga difaaca Golaha Shacabka Xildhibaan Sadiiq Warfaa yaa Dalsan u sheegay in Gudiga uu aad uga hadlay weerarkii Guriga Sanoter Cabdi Qeybdiid,iyaga oo u diray Warqad ay kaga hadlayeen in jawaab laga siiyo weerarka Gurigii Cabdi Qeybdiid iyo xadgudubka Kenya ee degmada Balad Xaawo Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.

Gaba gabadii Guddiga ayaa Magacaabay 5 Xubnood oo ay iska so xuleen kuwaas oo baaritaano ku sameynaya sababta ka dambeysay weerarka Hoyga Sanoter Cabdi Qeybdiid iyo cida weerartay intaba.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories