HomeCaalamkaKenya oo sheegtay in labo Sarkaal oo ka soo jeeda dalkeeda lagu...

Kenya oo sheegtay in labo Sarkaal oo ka soo jeeda dalkeeda lagu dhaawacay duqeyn ka dhacday Soomaaliya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in duqaymaha xagga Cirka ah ee ay Diyaaradaha Maraykanku ka geystaan gudaha Soomaaliya ku dhaawacmeen Labo Muwadin oo Kenyaan ah kana tirsanaa Al-Shabaab. Mohamed Ahmed Farah iyo Abdullahi Wilif ayaa markii hore ka tagey ismaamulka Wajeer ee waqooyi bari Kenya, kuwaasoo haatan lagu dabiibayo degaanka Caws qurun oo ay gacanta ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in duqaymaha xagga Cirka ah ee ay Diyaaradaha Maraykanku ka geystaan gudaha Soomaaliya ku dhaawacmeen Labo Muwadin oo Kenyaan ah kana tirsanaa Al-Shabaab.

Mohamed Ahmed Farah iyo Abdullahi Wilif ayaa markii hore ka tagey ismaamulka Wajeer ee waqooyi bari Kenya, kuwaasoo haatan lagu dabiibayo degaanka Caws qurun oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.

- Advertisement -

Laba xubnoon oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa sidoo kale lagu dilay, Afar kalena waa lagu dhaawacay duqayn ay Diyaaradaha Dagaalka Kenya la beegsaday Saldhigyo ay Al-Shabaab ku leeyihiin Soomaaliya.

Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka iyo kuwa Kenya ayaa in dhowaalaba duqeymo xagga Cirka la beegsanayay Saldhigyada qarsoodiga ah ee ay Al-shabaab ku leeyihiin degaannada yar ee ay ka joogaan gudaha Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts