HomeWararShirka Golayaasha Sharci dejinta oo Maanta Warmurtiyeed laga soo saarayo

Shirka Golayaasha Sharci dejinta oo Maanta Warmurtiyeed laga soo saarayo

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Shalay gelinkii dambe ayaa Magalaada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxa lagu soo gaba gabeeyay shirkii gudoonada Golaha Sahcabka iyo kuwa dowlad Goboleedyada kaas oo mudo Saddex Cisho ah halkaasi ka socday. Shirkas ayaa ujeedkiisu waxa uu ahaa sidii loo xoojin lahaa iskaashi dhexmara Gudoonka Golaha Shacabka iyo kuwa dowlad Goboleedyada si loo xoojiyo nidaamka […]

- Advertisement -

Shalay gelinkii dambe ayaa Magalaada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxa lagu soo gaba gabeeyay shirkii gudoonada Golaha Sahcabka iyo kuwa dowlad Goboleedyada kaas oo mudo Saddex Cisho ah halkaasi ka socday.

Shirkas ayaa ujeedkiisu waxa uu ahaa sidii loo xoojin lahaa iskaashi dhexmara Gudoonka Golaha Shacabka iyo kuwa dowlad Goboleedyada si loo xoojiyo nidaamka federaalisimka.

- Advertisement -

Shalay shirka ayaa waxaa lagu soo bandhigay heshiisayadii afgaradka ahaa ee dhinacyada shiraya ay horay ugu wada gaareen shirarkii ka kala dhacay Magaalooyinka Kampala iyo Muqdisho kaas oo dib u-egis lagu sameynayay iyo baahiyaha ay qabaan Maamul goboleedyada iyo sidii loo taageeri lahaa.

Maanta oo Jimcaha ah ayaa la filayaa in Warmurtiyeed laga soo saaro shirkaas kaas oo ku saabsan waxyaabihii ay ku heshiiyeen madaxdii shirka ka qeyb gashay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories