HomeCaalamkaRag Hubeysan oo Weeraray Kaniisad Ku Taalla Masar

Rag Hubeysan oo Weeraray Kaniisad Ku Taalla Masar

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Ugu yaraan 4 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen shan kalana ay ku dhaawacmeen, weerar ay maleeshiyo hubeysani maanta ku qaadeen Kaniisad ku taalla Koofurta magaalada Qahira ee caasimada Masar. Saraakiisha amaanka ayaa sheegay in laba nin oo hubeysan ay rasaas ku fureen Kaniisadda Mary Mina ee ay ku ciibaadeystaan Masiixiyiinta Qibtiga ah ee […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 4 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen shan kalana ay ku dhaawacmeen, weerar ay maleeshiyo hubeysani maanta ku qaadeen Kaniisad ku taalla Koofurta magaalada Qahira ee caasimada Masar.

Saraakiisha amaanka ayaa sheegay in laba nin oo hubeysan ay rasaas ku fureen Kaniisadda Mary Mina ee ay ku ciibaadeystaan Masiixiyiinta Qibtiga ah ee ku nool degmada Helwan.Dadka dhintay ayaa waxaa ku jira mid ka mid ah maleeshiyadi weerarka soo qaadday iyo askari ka tirsanaa ilaalada kaniisada.

- Advertisement -

Boolisku waxay sheegeen in ay ku raad joogaan mid ka mid ah ragga weerarka geystay, kaasoo la rumeysanyahay inuu goobta ka cararay.

Ma jirto ilaa iyo iminka cid sheegatay weerarka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories