HomeMaqalDhageyso:-Wararkii u dambeeyay ee dagaal ka dhacay Gaalkacyo

Dhageyso:-Wararkii u dambeeyay ee dagaal ka dhacay Gaalkacyo

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa Saaka waxaa kasoo cusboonaday xiisaddo colaadeed taas oo timid markii saaka lagu dilay labo nin kadib rasaas ay isku fureen Maleeshiyo kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug. Inta la xaqiijiyay dagaalkaas ayaa waxaa ku geriyooday laba ruux oo Shacab ah,kuwas oo ku sugnaa goobtii uu dagaalka ka dhacay. […]

- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa Saaka waxaa kasoo cusboonaday xiisaddo colaadeed taas oo timid markii saaka lagu dilay labo nin kadib rasaas ay isku fureen Maleeshiyo kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug.

Inta la xaqiijiyay dagaalkaas ayaa waxaa ku geriyooday laba ruux oo Shacab ah,kuwas oo ku sugnaa goobtii uu dagaalka ka dhacay.

- Advertisement -

Gudiga Nabad Galyada gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa wadda dadaalo lagu xoojinayo nabad Galyada Suuqa Weyn ee magaalada Gaalkacyo ah goobta saaka uu ka dhacay dilkan.

Magaalada Gaalkacyo waxaa ku sugan Madaxweynaha Dowlad Goboledka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas kaas oo dadaalo ugu jira sidii loo xoojin lahaa Nabadgelyada Gobolka Mudug.

Wariye Cabdi Csiis Xidig oo ku sugan Gaalkacyo ayaan ka Wareysanayay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories