HomeWararMaxkamad Maanta dib u fureysa Kiiskii Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur

Maxkamad Maanta dib u fureysa Kiiskii Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Maanta oo Arbaco ah ayaa loo balansan yahay in uu Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir uu tago si dib loogu furo kiiskii loo heystay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame. 21,kii Bishaan ayaa Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame waxaa la horgeeyay Maxkamada Gobolka Banaadir balse markii dambe ay fasaxday,waxana barbar socday warqad ay maalin ka hor soo […]

- Advertisement -

Maanta oo Arbaco ah ayaa loo balansan yahay in uu Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir uu tago si dib loogu furo kiiskii loo heystay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame.

21,kii Bishaan ayaa Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame waxaa la horgeeyay Maxkamada Gobolka Banaadir balse markii dambe ay fasaxday,waxana barbar socday warqad ay maalin ka hor soo saartay Maxkamada rafaanka gobolka Banaadir si kiiskaas markale ay dib u furtay.

- Advertisement -

Maanta ayaa qorshuhu yahay in uu tago Siyaasiga Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir kadib markii uu Racfaanka qaatay siideyntiisa xeer ilaaliyaha Qaranka oo sharcidaro ku tilmaamay Go’aankii Maxkamada Gobolka Banaadir.

Hadii uu Maxkamada Hrtago Siyaasi Cabdi Shakuur Warsame, ayaa waxaa siudoo kale goobjoog ka noqon doono Saddex qareen oo u doodaya iyo Xeer ilaalinta Qaranka oo iyana dhageysan doonto.

Sikastaba Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa shir Jaraa’id uu qabtay Maalma ka hor waxa uu ku sheegay in weerarkii lagu qaaday hoygiisa uu qorshuhu ahaa in lgu dilo, isla markaana Madaxda dalka uu dacwad ka gudbin doono.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories