HomeCaalamkaHaweeney Soomaali ah oo markii ugu horeysay ka mid noqotay Baarlamaanka Bariga...

Haweeney Soomaali ah oo markii ugu horeysay ka mid noqotay Baarlamaanka Bariga Afrika

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Barlamaanka Bariga Afrika ayaa markii ugu horreysay waxaa ka mid noqotay haaweney Soomaali ah oo ka soo jeeda gobolka Soomaalidu degto ee Waqooyi Bari Kenya. Ka hor inta aan xilkan loo dooran, Fadumo Ibrahim waxay ka mid ahayd dadka u dhadhaqaaqa xaquuqul insaanka, waxayna haysay kursiga dumarka ee ismaamulka Wajeer. Haweneydan oo lagu Magacaabo Faadumo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barlamaanka Bariga Afrika ayaa markii ugu horreysay waxaa ka mid noqotay haaweney Soomaali ah oo ka soo jeeda gobolka Soomaalidu degto ee Waqooyi Bari Kenya.

Ka hor inta aan xilkan loo dooran, Fadumo Ibrahim waxay ka mid ahayd dadka u dhadhaqaaqa xaquuqul insaanka, waxayna haysay kursiga dumarka ee ismaamulka Wajeer.

- Advertisement -

Haweneydan oo lagu Magacaabo Faadumo Ibraahim ayaa Warbaahinta u sheegtay in ay waqti badan gelisay sidii ay ku heli laheyd kursigan isla markaana ay Bulshada ugu Shaqeyn laheyd.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts