HomeCaalamkaSoomaali laga musaafurinayay Mareykanka oo tacadiyo loo geystay

Soomaali laga musaafurinayay Mareykanka oo tacadiyo loo geystay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xilibaan katirsan aqalka Congreska ee dalka Mareykanka ayaa ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo sagaashan qof oo Soomaali ah oo la sheegay in si aan wanagsaneyn loola dhaqmay xili loo tarxiilayay Soomaaliya. Keith Ellison ayaa sidoo kale sheegay in dadkaasi iyaga oo jeebeysan loo diiday daawo, musqul iyo raashin ay cunaan muddo 48-saacadood. Diyaaradii la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xilibaan katirsan aqalka Congreska ee dalka Mareykanka ayaa ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo sagaashan qof oo Soomaali ah oo la sheegay in si aan wanagsaneyn loola dhaqmay xili loo tarxiilayay Soomaaliya.

Keith Ellison ayaa sidoo kale sheegay in dadkaasi iyaga oo jeebeysan loo diiday daawo, musqul iyo raashin ay cunaan muddo 48-saacadood.

- Advertisement -

Diyaaradii la saaray dadkan ayaa la sheegay in aysan tegin Soomaaliya oo ay ka soo laabatay wadanka Senegal, dibna ay ugu laabatay magaalada Miami ee dalka Mareykanka.

Eedeymahasi waxaa beeniyay laanta socdaalka ee dalka Mareykanka,balse hooyo dhashay mid kamid ah wiilasha laceliniyay ee 92 ka kooban,ayaa sheegtay in si aan wanaagsaeyn lool dhaqmay dadka uu wiilkeeda ku jiro.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts