HomeWararCaruur ku geeriyootay qarax Miino oo ka dhacay Duleedka Mandheera

Caruur ku geeriyootay qarax Miino oo ka dhacay Duleedka Mandheera

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in Caruur ay ku geeriyootay qarax Miino oo ka dhacay duleedka Magaaladaas. Ilaa 5 Caruur ah ayaa la xaqiijiyay in ay geeriyoodeen kadib markii Caruurta oo miinada dhulka lagu aasay ku ciyaariyay ay la qaraxday xili ay ku sugnaayeen  meel […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in Caruur ay ku geeriyootay qarax Miino oo ka dhacay duleedka Magaaladaas.

Ilaa 5 Caruur ah ayaa la xaqiijiyay in ay geeriyoodeen kadib markii Caruurta oo miinada dhulka lagu aasay ku ciyaariyay ay la qaraxday xili ay ku sugnaayeen  meel u dhow deegaanka Kanyeri.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Booliiska Kenya ayaa Warbaahinta Gudaha waxa ay u sheegeen in Caruurta geeriyootay uu ku jiray Wiil 15 jir ah halka 4 kale ay ahaayeen kuwo ka sii yar.

Sikastaba horay ayaa deegaano ka tirsan Gobolka Waqooyi bari waxaa ka dhacay qaraxyo ka dhacay Miinooyin dhulka lagu aasay taas oo waxyeelo ay ka soo gaartay Ciidamo Kenyan ah iyo dad Shacab ah intaba.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories