HomeMaqalDhageyso:-Xiisad u dhaxeysa dadka deegaanka iyo Ciidanka Kenya oo ka taagan degmada...

Dhageyso:-Xiisad u dhaxeysa dadka deegaanka iyo Ciidanka Kenya oo ka taagan degmada Beled Xaawo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xiisadaan ayaa timid kadib markii dowladda Kenya ay markale bilaawday dib-u dhiska derbiga ay ka dhiseysa xadka ay la wadaagto Soomaaliya dhanka degmada Balad Xaawo. Dadka deegaanka qaarkood ayaa waxa ay sheegeen in Kenya ay ku soo xadgudubtay dalka isla markaana waaxyo ka mid ah degmada balad xaawo ay dhiseyso. C/raxmaan Xirsi Jimcaale oo ka […]

- Advertisement -

Xiisadaan ayaa timid kadib markii dowladda Kenya ay markale bilaawday dib-u dhiska derbiga ay ka dhiseysa xadka ay la wadaagto Soomaaliya dhanka degmada Balad Xaawo.

Dadka deegaanka qaarkood ayaa waxa ay sheegeen in Kenya ay ku soo xadgudubtay dalka isla markaana waaxyo ka mid ah degmada balad xaawo ay dhiseyso.

- Advertisement -

C/raxmaan Xirsi Jimcaale oo ka mid ah waxgaradka degmadaas ayaa Dalsan u sheegay in ay haatan degmada ka taagan tahay xiisada u dhaxeysa Ciidamada Kenya iyo dadka deegaanka oo diidan dhismaha ay dowladda Kenya wado.

Waxa uu sheegay in ciidamada Kenya ay wataan Gaadiidka Gaashaaman taas oo xiisada kor u u sii qaaday,waxa uuna sheegay in aysan jirin dowlad u doodeysa dhulka ka maqan Soomaaliya.

Keny ayaa goor sii horeysay bilaawday dhismaha derbiga ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya balse uu hakad galay kadib markii Goobta uu dhismaha ka socdo ay tageen Saraakiil uu hoggaaminayay Wasiirkii Gaashaandhigga ee xiligaas Cabduqaadir Sheekh Cali Diini.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga C/raxmaan Xirsi Jimcaale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories