HomeMaqalDhageyso:-“Muqdisho cid marti ku ah majirto Bulsho Deegaankii loogu Yimid-na..Ra”iisul Wasaare Geedi

Dhageyso:-“Muqdisho cid marti ku ah majirto Bulsho Deegaankii loogu Yimid-na..Ra”iisul Wasaare Geedi

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG aheyd ee Cabdullaahi Yuusuf Axmed Cali Maxamed Geedi ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay Culeysyada Siyaasadeed oo xiligaan heysta dowladda Federaalka Soomaaliya. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in dowladnimadii Soomaaliya waqti badan la soo geliyay dhiig badana uu u daatay,isla markaana ay u baahan tahay in la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG aheyd ee Cabdullaahi Yuusuf Axmed Cali Maxamed Geedi ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay Culeysyada Siyaasadeed oo xiligaan heysta dowladda Federaalka Soomaaliya.

Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in dowladnimadii Soomaaliya waqti badan la soo geliyay dhiig badana uu u daatay,isla markaana ay u baahan tahay in la garawsado.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in ka siyaasi ahaan in dowladda hadda jirtay markii la dhisay lagu bilaabay jalaafooyin iyo in loo dhigo qodxo si ay u burburto taasina ay keeni karto in dib loo laabto.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in dowladdu aysan diidaneyn mucaarad balse aan la dooneyn mucaaradnimo wax lagu burburinayo balse mucaaradka laga doonayo in uu wax saxo sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in ay jiraan Siyaasiyiin sheegaya in Muqdisho cid gaar ah ay leedahay isla marakana dalka kala qeybinaya.

- Advertisement -

“Ra’iisul Wasaare Geedi ‘Muqdisho Cid marti ka ah majirto Siyaasiyiin Xil doon ah ayaa dalka  kala qeybinaya, waxaana leeyahay ka digtoonaada ayuu yiri Cali Maxamed Geedi”

Hoos Ka Dhageyso Codka Cali Maxamed Geedi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts