HomeWararShabaab oo sheegtay in ay qarax ku dileen taliyihii howlgallada Ciidamada BIS-ta...

Shabaab oo sheegtay in ay qarax ku dileen taliyihii howlgallada Ciidamada BIS-ta Puntland

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Wararka naga soo gaaraya duleedka deegaanka Galgala ee Gobolka Bari Maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in gaari ay la socdeen ciidamada Puntland qarax loo dhigay. Gaarigaan ayaa lagu soo waramayaa in ay haleeshay miinada nooca dhulka lagu aase ee meelaha fogfog laga hago sida ay sheegen dad goobjoogayaal ah. In kastoo an weli la […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya duleedka deegaanka Galgala ee Gobolka Bari Maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in gaari ay la socdeen ciidamada Puntland qarax loo dhigay.

Gaarigaan ayaa lagu soo waramayaa in ay haleeshay miinada nooca dhulka lagu aase ee meelaha fogfog laga hago sida ay sheegen dad goobjoogayaal ah.

- Advertisement -

In kastoo an weli la xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaas,ayaa hadana Al-Shabaab waxa ay sheegteen in ay ku dileen taliyihii howlgallada Ciidamada BIS-ta Puntland oo ay magaciisa ku sheegeen Galayr Xasan Yuusuf.

Sidoo kale Warar ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka ayaa waxa ay ku sheegeen in qaraxaasi ay ku dhaawacmeen Shan ka mid ah Ciidamada Puntland.

Weli Saraakiisha ciidamada Puntlnd kama hadlin warka ka soo baxay Shabaab ee ku aadan in ay dileen taliyihii howlgallada Ciidamada BIS-ta Puntland

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories