HomeCaalamkaMunaasabada Sanad guurada Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo ka socota Muqdisho

Munaasabada Sanad guurada Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo ka socota Muqdisho

Date:

Related stories

Beesha Caalamka Oo Warbixin Ka Heshay Doorashada Soomaaliya

Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Muqdisho kulan xogsiin ah kula yeeshay safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka,

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

madaxweynaha Koonfur Sudan Oo Beddelay Guddoomiyihii Baanka Dhexe

Madaxweynaha Koonfur Sudan Salva Kiir oo xilka ka qaaday guddoomiyihii baanka dhexe Johnny Ohisa, isagoo bedel u magacaabay Addis Ababa Othow.

Trump oo dadka weydiiyay wax aan dhicin

Trump oo mar kale sheegay in dabayl la'aan ay sababtay in dadka aysan daawan karin dood siyaasadeed 2024. Khubaradu waxay sheegayaan in aanay jirin caddeyn muujinaysa dhacdadaas.

Maqaayad Xalaal Ah Oo Kala Qaybisay Faransiiska

Dagaal ku saabsan makhaayad digaag xalaal ah oo Paris ka taal ayaa noqday astaan u ah kala qaybsanaanta siyaasadeed ee Faransiiska, iyadoo u dhexeeya duqa Sooshaalistaha iyo xisbiga far-left ee France Unbowed.

Munaasabad lagu xusayo Sanad guurada Aas aaska  Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka socota Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka. Munaasabadan 74 sano guurada ka soo wareegtay Aas aaska Ciidamada Booliiska Qaranka ayaa ka dhacaysa Xarunta Generaal kaahiye, waxaa goordhow halkaasi gaaray Wasiiro iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu goordhow gaaro […]

- Advertisement -

Munaasabad lagu xusayo Sanad guurada Aas aaska  Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka socota Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka.

Munaasabadan 74 sano guurada ka soo wareegtay Aas aaska Ciidamada Booliiska Qaranka ayaa ka dhacaysa Xarunta Generaal kaahiye, waxaa goordhow halkaasi gaaray Wasiiro iyo masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu goordhow gaaro halka ay ka socoto Munaasabada.

Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa ka mid ah Awooda Ciidan ee qaranka kuwaas oo soo maray Burbur xooggan hasayeeshee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaalo dheeraada ku bixinaysa Xoojinta iyo qalabaynta Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories