- Advertisement -
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur ayaa hada laga sii daayey xabsiga Habar Khadiijo ee NISA cadi 3 maalin oo uu xirnaa,
Xarigiisa ayaa dhacay kadib weerar lagu dilay 5 ka mid ah ilaaladisia iyo darawalkiisa .
- Advertisement -
LA SOCO WIXI SO KORDHA
