HomeWararDaawo Sawirada sida Guriceel iyo Dhuusa Mareeb loogu soo dhaweeyay Sheekh Shaakir

Daawo Sawirada sida Guriceel iyo Dhuusa Mareeb loogu soo dhaweeyay Sheekh Shaakir

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa mudo kadib Madaxa Xukuumadda Galmudug waxa uu dib ugu laabtay Gobolka Galgaduud iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Sheekh Shaakir ayaa marka hore tegay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxa uuna sheegay in laga gudbay Magacii Maamulka Gobolada Dhexe loona  Guuray Galmudug. Intaasi kadib Sheekh Shaakir ayaa u gudbay Xarunta […]

- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa mudo kadib Madaxa Xukuumadda Galmudug waxa uu dib ugu laabtay Gobolka Galgaduud iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyay.

Sheekh Shaakir ayaa marka hore tegay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxa uuna sheegay in laga gudbay Magacii Maamulka Gobolada Dhexe loona  Guuray Galmudug.

- Advertisement -

Intaasi kadib Sheekh Shaakir ayaa u gudbay Xarunta Maamulka Galmudug ee Dhuusa Mareeb oo uu Caawa kulamo kula leeyahay Odayaal iyo Bulshada degmadaas.

Hoos Ka Daawo Sawirada Soo dhaweynta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories