HomeWararSawirro:-Shirka Mideynta Canshuuraha dalka oo Goordhow furmay

Sawirro:-Shirka Mideynta Canshuuraha dalka oo Goordhow furmay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Kismaayo goordhow ku daah furay shir looga hadlayo Maaliyadda oo ay ka qeyb galayaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Wasiirada Maaliyadda ee dowlad Goboleedyada iyo marti sharaf kale oo shirka lagu casuumay. Shirkan ayaa looga hadli doonaa qaabka loo mideyn lahaa canshuuraha dalka, gaar ahaan Dowlad […]

- Advertisement -

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Kismaayo goordhow ku daah furay shir looga hadlayo Maaliyadda oo ay ka qeyb galayaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Wasiirada Maaliyadda ee dowlad Goboleedyada iyo marti sharaf kale oo shirka lagu casuumay.

Shirkan ayaa looga hadli doonaa qaabka loo mideyn lahaa canshuuraha dalka, gaar ahaan Dowlad goboleedyada iyo mida ay qaado Dowladda Federaalka ah, waxaana shirkan laga soo saari doonaa Warmurtiyeed.

- Advertisement -

Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa wada dadaalo lagu hormarinayo dhaqaalaha dalka, waxaana ay xooga saareysaa sidii loo mideyn dhaqaalaha guud ahaan dalka, iyadoo dhawaan Hay’adda Lacagta Aduunka ee loo soo gaabiyo IMF ay soo dhaweysay guulaha Soomaaliya ay ka gaartay Hanaanka maamul Maaliyadeed.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Shirka ka furmay Kismaayo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories