HomeWararSawirro:-Ciidamo ka qeyb qaata Amniga Gobolka Mudug oo tababar loo soo xiray

Sawirro:-Ciidamo ka qeyb qaata Amniga Gobolka Mudug oo tababar loo soo xiray

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maanta ayaa waxaa tababar loogu soo xiray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug  Ciidamo isku-dhaf ah oo ka qeyb qaadan doona Nabada Magaalada Gaalkacyo. Ciidamadaan oo ah kuwo laga soo kala xulay Maamulada labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug ayaa gaaraya ilaa 200 oo Askari wallow markii hore ay ahaayeen 50 balse markii dambe lagu […]

- Advertisement -

Maanta ayaa waxaa tababar loogu soo xiray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug  Ciidamo isku-dhaf ah oo ka qeyb qaadan doona Nabada Magaalada Gaalkacyo.

Ciidamadaan oo ah kuwo laga soo kala xulay Maamulada labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug ayaa gaaraya ilaa 200 oo Askari wallow markii hore ay ahaayeen 50 balse markii dambe lagu kordhiyay 150 kale.

- Advertisement -

Masuuliyiinta dhanka Nabadgelyada ee Gobolka Mudug oo ka qeyb galay munaasabada tababarka loogu soo xirayay Ciidamada ayaa soo dhaweeyay talaabadaan iyaga oo sheegay in ay wax badan ka beeli doonaan amniga Gobolka.

Si kastaba talaabadaan Maanta tababarka loogu soo xiray Ciidamo ka qeyb qaadan doona Nabada Gobolka Mudug ayaa imaanaya xili Saacadihii la soo dhaafay ay dagaal beeleedyo ka dhaceen deegaanka Jeexdin ee Gobolka Mudug.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories