HomeMaqalDhageyso:-Puntland oo ku dhawaaqday hirgelinta heshiiska Colaada Gaalkacyo

Dhageyso:-Puntland oo ku dhawaaqday hirgelinta heshiiska Colaada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in ay dhankooda hirgelin doonaan heshiiskii laga gaaray colaadii ka jirtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Xasan Maxamed Abgaaloow Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay wanagsan thay in laga hortago kuwa ku dhexjira ee mar walba doonaya in ay dhibaato ka dhex  abuuraan Galmudug iyo Puntland. Waxa […]

- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in ay dhankooda hirgelin doonaan heshiiskii laga gaaray colaadii ka jirtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Xasan Maxamed Abgaaloow Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay wanagsan thay in laga hortago kuwa ku dhexjira ee mar walba doonaya in ay dhibaato ka dhex  abuuraan Galmudug iyo Puntland.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in ay diyaar u yihiin in dadkaas ay hal meel uga soo wada jeestan isla markaana muhiim ay tahay in meel lagu tuuro wixii xumaa nabadana la wada qaato.

Shalay ayaa taliyaha Ciidanka xoogga dalka Gen, Gorod iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf waxa ay fureen Wadooyin ku xirmay dagaaladii ka dhacay gaalkacyo iyaga oo isku adkeeyay in aysan markale soo laaban dagaaladaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gobolka Mudug Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories