HomeWararFaah faahin qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xerada Ciidanka ee Genaraal...

Faah faahin qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xerada Ciidanka ee Genaraal Kaahiye

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Qaraxani oo dhacay Saakay aroortii ayaa waxaa fuliyay nin xirnaa Jaakadda Qaraxyada waxa uuna geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in inta la ogyahay dhimashadu ay tahay ku dhawaad 10 qof,halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen. Ninkaas ayaa isku qarxiyay goob ay ku sugnaayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxani oo dhacay Saakay aroortii ayaa waxaa fuliyay nin xirnaa Jaakadda Qaraxyada waxa uuna geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac

Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in inta la ogyahay dhimashadu ay tahay ku dhawaad 10 qof,halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Ninkaas ayaa isku qarxiyay goob ay ku sugnaayeen askar ka tirsan ciidanka Booliska oo ku sugnaa barxadda dugsiga tababarka ee Genaraal Kaahiye,kuwaasi oo isku diyaarinayay in ay gutaan howlmaalmeedkooda.

Saraakiisha ayaa waxa ay sheegeen in ninkan is qarxiyay uu xirnaa dharka Sportska oo ku dul-xirtay Jaakada Qaraxyada,wuxuuna ka soo baxay meel luuq ah,iyagoo intaasi ku daray in khasaaraha intaasi uu ka badan lahaa hadii uu gaari lahaa halka ay ku feylaan ciidanka,balse uu qalqalay islamarkaana halkaasi isku qarxiyay.

Dadka dhaawacmay ayaa loo qaaday isbitaalada magaalada Muqdisho,waxaana saraakiishu ay sheegayaan in khasaarah uu intaasi ka badnaan karo.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts